R/Wasaare Kheyre oo Shaqo joojin ku sameeyay Wasiir kuxigeenka Wasaarada A/Dibadda

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa shaqo joojin ku sameeyay wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha dibadda Dowladda Soomaaliya Mudane Mukhtaar Mahad Daa’uud. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Ra’isul Wasaare Xasan Cali Khere aaa shaqada looga joojiyay Wasiirka kuxigeenka Wasaarada Arimaha Dubadda oo dhawaan lagu soo eedeeyay Musuq maasuq iyo arimo kale. “ Ra’iisal … Continue reading R/Wasaare Kheyre oo Shaqo joojin ku sameeyay Wasiir kuxigeenka Wasaarada A/Dibadda